Madaxweynaha Jaamacadda Baydhabo, Dr. Aweis abdullahi Ibrahim, ayaa howlo shaqo u joogay Caasimadda dalka, isagoo la kulmay madax kala duwan oo ka shaqeeya horumarinta waxbarashada sare ee Soomaaliya. Ujeedada booqashadiisa ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashiga ee ka dhexeeya Jaamacadda Baydhabo iyo hay’adaha waxbarashada sare ee kale ee dalka. Mid ka mid ah...