News & Updates

News & Updates

tiabo news

Far far away, behind the word mountains, far from the countries Vokalia and Consonantia, there live the blind texts. Separated they live in Bookmarksgrove right at the coast of the Semantics,

Madaxwaynaha Jamacadda Baydhoba Pro: Aweis Abdullahi Ibrahim Iyo Gadoomiyaha Jaamcadda ( SIU) Dr. Maxamed Cali Ismaaciil.

Madaxwaynaha Jamacadda Baydhoba Pro: Aweis Abdullahi Ibrahim Iyo Gadoomiyaha Jaamcadda ( SIU) Dr. Maxamed Cali Ismaaciil. Oo Ay Kuwada Hashiyen adeegyada Tayenta waxbarashada iyo cilmibaarista Waxana kamid ah, Iskaashiga Arimaha Cilimi Barista Is dhaafsiga ardeydda labada jamacadood Sare u qaadida Aqaoonta maclimiinta Tayeynta manhajaka wax barshadda In iskaashi lagu Sameeyo  Ururadada waxbrshada,dalka iyo debada

Madaxweynaha Jaamacadda Baydhabo, Prof. Sheikh Aweis Abdullahi, ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay ajandayaasha muhiimka ah sida iskaashiga waxbarashada ee labada jaamacadaha gaar ahaan master-da tacliinta sare ee PHD. Sidoo kale ku biirida ururrada waxbarashada ee federaalka, gobollada iyo kuwa caalamiga ah. Xukunkan ayaa la isla gartay in labada dhinac ay ku biiraan heshiis ka dhan ah dhammaan waxyaabihii ay ka wada...

Fariin uu diray Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

Anigooku hadlaya magacayga iyo magaca dowlada konfur-Galbed  Soomalia Waxan aad ugu mahad celinaya aqoonyahanada ku howlan  waxbarashada  guud ahan,gaar ahaan  kuwa taclinta saree ee  jaamacaddaha. Waxan halkan uga hambalyeynayaa maamulka iyo macaliminta jaamacadda baydhoba  ardeyda  ka qalin jabisey  jaamacadda Baydhoba. Waxanan idinku  dhiiri-gilinayaa in aad aqoontiina halkeeda kasii wadaan la wadaagtan bulshadda aqoonta  aad barateen...

Madaxweynaha Jaamacadda Baydhabo Oo La Kulmay Madax Ka Tirsan Hay’adaha Waxbarashada Sare

Madaxweynaha Jaamacadda Baydhabo, Dr. Aweis abdullahi Ibrahim, ayaa howlo shaqo u joogay Caasimadda dalka, isagoo la kulmay madax kala duwan oo ka shaqeeya horumarinta waxbarashada sare ee Soomaaliya. Ujeedada booqashadiisa ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka iskaashiga ee ka dhexeeya Jaamacadda Baydhabo iyo hay’adaha waxbarashada sare ee kale ee dalka. Mid ka mid ah...

BU_CUP_2024

BIDOA UNIVERSITY (BU) football tournament will officially commence today 3/2/2024 at #IRE_GUUNG_STADIUM Adada Village, Baidoa.12 Team from different faculties of the University will participate the competition, The opening game of the competition will play PH_Batch_1 and #ML_Batch_1 at 4:00 pm and the second match will play PA_Batch_3 and #Nurse_Batch_3 at 5:00pm
1 2